Skip to content

Waqtiga Qoyska


Special Opportunities -
ECFE Fall 26-27

Waalidiinta iyo carruurta ay dhalaan ilaa 5 sano jir. Kooxdani waxay ka wadahadli doonaan sida dhaqankeenu u saameeyo waalidiinteena iyo qoysaskeena. Waa fursad wada-barasho (aqoon is waydaarsi) dhex marta qoysaska iyo macalimiinta iyadoo la wadaagayo khibradaha. Fasalkan waxaa laguu diyaarinayaa turjubaan Soomaali ah. Waxaan aqoonsannahay (ognahay) in qoysasku leeyihiin dhaqano kala duwan, oo dhammaan waa la soo dhaweynayaa-oo ay ku jiraan xulafada iyo xubnaha qoyska.

ECFE-150F
Quarryview Education Center : 1-126
Mondays, Sep 14 - Jan 11
12:00 - 1:30 PM

  No Class Sep 21, Dec 21 & Dec 28


Su
M
Tu
W
Th
F
Sa

Ages   0 wk. - 5 yr.